Ra’iisul Wasaare Frank oo shaaciyey in dalkiisu iska xoreeyey COVID-19

Dowlada Fiji ee dhacda badda Pacific ayaa ku dhawaaqday inay ka xorowday cudurka COVID-19 isla markaana haatan uusan jirin wax kiis ah oo ku saabsan cudurka. Ra’iisul wasaare Frank Bainimarama wuxuu sheegay in guusha laga gaaray cudurka ay ugu wacan tahay wax uu ugu yeeray Ducadoodii oo la aqbalay, dadaal dheeri ah iyo caddeymaha ku … Continue reading Ra’iisul Wasaare Frank oo shaaciyey in dalkiisu iska xoreeyey COVID-19